Daawo sawirrada Mawjado Mudaharaadyo ah oo is qabsaday magaalada Baydhabo

11 Dec 2018 (Puntlandes) Mawjado Mudaharaadyo ah ayaa maanta is qabsaday magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed, kaasoo loo Madaxweyne Farmaajo lagu taageerayo Moodhinkii xilka qaadista Farmaajo.

Waxaana taageero xoogan loogu muujiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal.

Gudoomiyaha golaha ayaa kasoo jeeda dawlad Goboleedka KG, waxayna xukuumadda Faderaalku ay ku riday xabdi guri.


Puntlandes.com

About The Author