Daawo sawirrada Xukuumadda Federaalka oo shacab ku dishay kuna dhaawacday Baydhabo & Albaabkii Madaxtooyada oo ay xirtay!!!!

11 Dec 2018 (Puntlandes) Dad shacab ah oo taageerayey Mooshinka xilka looga qaadayo madaxweyne Farmaajo isla markaasna taageero loogu muujinayey gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ciidamada Xukuumadda Federaalka ku dileen kuna dhaawaceen magaalada Baydhabo.

Dhanka kale Albaabkii Madaxtooyada laga galo ayaa madaxweyne Farmaajo Quful wayn ku dhajiyey oo uu xirtay, si aysan xildhibaanada iyo mas’uuliyiinta kale usoo booqan Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo dhex degen!!!!


Puntlandes.com

About The Author