Madaxweynaha Eritrea Wafdi oo booqasho ku yimid Muqdisho

13 Dec 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerkr iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka Muqdisho, iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Imaatinka Afwerke ayaa wuxuu ku beegmay xilli madaxwaynaha uu ku edaysanyahay heshiisyada qarsoodiga ee uu la galy Eritrea iyo Ethiopia, arintaani waa iska dhagatir iyo u hoggaansi la,aan shuruucda dalka u yaala.

Puntlandes.com

 

About The Author