Daawo Video: Somaliland oo ka qaylisay hawlgala ciidanka Puntland ee gobolka Sool

26 Dec 2018 (Puntlandes) Somaliland ayaa ka qaylisay hawlgala ciidanka dawladda Puntland ay ka wadaan gobolka Sool, ku hanjabay inay Puntland talaabo ka qaadayaan.

Wasiirka Gaashaabdhiga iyo Taliyaha Ciidamada Somalilnd oo si wada jir ah u hadleen ayey ku sheegeen inay Puntland ku hayso daandaansi joogto iyadoo madaafiic iyo weeraro joogto ah ku haysa Jiida Tukaraq, Aricadeeye iyo magaalada Laascaanood.

Masuliyiinta ayaa intaas ku daray in Puntland ay markasta magaalada Laascaanood u soo dirto dad fad-qalalo ka abuura.


Puntlandes.com

About The Author