Liiska xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada Puntland oo la shaacinayo

31 Dec 2018 (Puntlandes) Maanta oo taariikhdu ay tahay 31da dec 2018ka ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada dawladda Puntland.

Gudiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilada Puntland ayaa wada diyaargarowgii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista xildhibaanada golaha wakiilada Puntland ee shanta sano ee soo socota 2019-2023.

Xildhibaanada Baarlamaanka ee ay gudiga ku dhawaaqi doonaan ayaa ka koobab 66 xildhibaan, waxaana la dhaariyaa 1da jan 2019 iyagoo fadhigooda u horeeya yeesha 2da jan waxaana godoomiya qofka ugu daäda way.

Isla 2da ayaa waxaa la magacaaba guddiga doorashdagudoonka, iyadoo doorashada gudoonka ay dhacayso 4ta janwaxaan ku xigi doonta doorashada madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo dhacaysa 8da.

Puntlandes.com

About The Author