Akhriso Aqalka Sare oo ku dhawaaqay inuu joojiyay wada shaqeyntii Golaha Shacabka

03 Jan 2019 (Puntlandes) Qoraal ay soo saareen guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in ay joojiyeen wadashaqeynta ay la lahaayeen Golaha Shacabka iyagoo ugu baaqay Madaxweynaha  inuu wax ka qabto cabashooyin ay u gudbiyeen.

Qoraalka oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in Golaha Shacabka ay muddo dheer ka sugayeen in la xaliyo arrimo ka dhaxeeya oo ay ka mid yihiin

  • Hareer marida habraaca dastuurka ee meelmarinta sharciga xisaab xirka.
  • Xiriirka dibada ee baarlamaanka federalka,
  • Kala dhowrista xilalka gaar ahaaneed ee labada gole iyo qoddobo kale.

Akhriso qoraalka ka soo baxay Aqalka Sare


Puntlandes.com

About The Author