Shacabka Koonfur Galbeed oo taageeray Nicholas Heysom 

02 Jan 2019 (Puntlandes) Waxaa maanta ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah Koonfur Gableeed kulamo lagu taageerayo Ergayga Gaarka ah ahna Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Heyson.

Kulan ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa hogaanka dhaqanka ee Digil iyo Mriifle waxay ku ku taageereen Nicholas Heysom.

Shacabka Koonfur Galbeed ayaa soo dhoweeyey qoraalka uu kasoo Nicholas Heysom dhacdadii dawladda Federaalku ay ku af-duubtay doorashada KG, taasoo sababtay inay dawladdu ku disho magalaada Baydhabo shacab 15 fgaaraya.

 


Puntlandes.com

About The Author