Dhagayso-Somaliland: Kulmiye & UCID oo heshiis ka gaaray xilliga doorashada

11 jan 2019  (Puntlandes) Labada Xisbi ee Kulmiye iyo UCID ee Somaliland ayaa heshiis ka gaaray goorta ay dhacayso doorashooyinka Baarlamaanka Somaliland iyo xilka guddida doorashada.

Labada Xisbi oo maanta gaar u soo saaray heshiis wadajir ah, ayaa sheegay inay ku heshiiyeen in bisha 11-aad ee sannadkan la qabto doorashada. Waxay sidoo kale ku heshiiyeen in guddida hadda joogta ay doorashadaas qabtaan, taas oo uu horay uga soo horjeesaday xisbiga kale ee Waddani oo aan qayb ka ahayn heshiiska maanta.

Dhagayso warbixin ku saabsan heshiiskaas iyo saamayntiisa

Puntlandes.com

About The Author