Sawirro: Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif oo jaamacada PSU kaga qeyb galay Barnaamijka Aqoon iyo Is-arag

29 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynihii hore Soomaaliya isla markaasna ah gudoomiyaha Xisbiga Himilo mudane Sheekh Shariif Shiekh Axmed ayaa caawa jaamacada PSU kaga qeyb galay Barnaamijka Aqoon iyo Is-arag, kaasoo loogaga hadlayey Doorka Dhalinyarada Aqoonyahanada ay ku leeyihiin dib udhiska Dalka.

Gudoomiye Sheekh Shariif ayaa ka hadlay faa’iidooyinka iyo muhiimada dhalinyaradu dalka u leedahay, waxaana ku weheliyey Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka tirsan Xisbiga uu hogaamiyo.

Daawo sawirrada

 


Puntlandes.com

About The Author