Akhriso Beelaha ay soo jeedaan Wasiirada cusub ee dawladda Puntland

????????????????????????????????????

Akhriso Beelaha ay soo jeedaan Wasiirada dawladda Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Saciid Deni

Wasiirada

1-Wasiirka Cadaaladda & Arimaha Diinta Cawil Sheekh Xaashi Xaamud: Beesha  Ciise Maxamuud

2-Wasiirka  Maxamed C/raxmaan Dhabancad: Beesha Cumar Maxamuud

3-Wasiirka Amniga & DDR C/samad Maxamed Galan: Beesha Cali saleebaan

4-Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Abgaal: Beesha  Ciise Maxamuud

5-Wasiirka Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/qafaar Cilmi Xaange: Beesha Reer Bicidyan

6-Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Maxamed Xasan: Beesha  Warsangeli

7-Wasiirka Caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xasan: Beesha Bahararsame/Dhulbahante

8-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeyta Axmed Bashiir Muuse: Beesha Ugaar saleebaan

9-Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Bajiino): Beesha  Dashiishe

10-Wasiirka Hawada & Garoomada Xuseen Cismaan Luga door: Beesha Xasan Ugaas/Dhulbahante

11-Wasiirka Haweenka & Arimah Qoyska Aamino Cismaan Xaaji Jaamac: Beesha Cumar Maxamuud

12-Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xasan Sabarey: Beesha Jaamac Siyaad/Dhulbahante

13-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Fisigis: Beesha  Warsangeli

14- Wasiirka Deegaanka Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamadiid: Beesha Khaalid/Dhulbahante

15-Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga C/laahi Cabdi Xirsi: Beesha  Leelkase

16-Wasiirka Kaluumaysiga & Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash: Beesha Siwaaqroon

17-Wasiirka Shaqada Shaqaalah Dhalinyada & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse: Beesha Reer Hagar/Dhulbahante

18- Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan: Beesha Cismaan Maxamuud

About The Author