Akhriso magacyada Golaha Wasiirada dawladda Puntland ee uu caawa magacaabay madaxweyne Saciid Deni

????????????????????????????????????

Akhriso magacyada Wasiirada iyo kuxigeenada dawladda Puntland ee uu caawa magacaabay madaxweyne Saciid Deni

Akhriso liiska Wasiirada oo ka kooban 18 wasiir

1-Wasiirka Cadaaladda & Arimaha Diinta Cawil Sheekh Xaashi Xaamud

2-Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimoqraadiyadda Maxamed C/raxmaan Dhabancad

3-Wasiirka Amniga & DDR C/samad Maxamed Galan

4-Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Abgaal

5-Wasiirka Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/qafaar Cilmi Xaange

6-Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Maxamed xasan

7-Wasiirka Caafimaadka DR JaamacFaarax Xasan

8-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeyta Axmed Bashiir Muuse

9-Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Bajiino)

10-Wasiirka Hawlaha Guud & Garoomada Xuseen Cismaan Luga door

11-Wasiirka Haweenka & Arimah Qoyska Aamino Cismaan Xaaji Jaamac

12-Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xasan Sabarey

13-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Fisigis

14-Wasiirka Deegaanka Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamadiid

15-Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga C/laahi Cabdi Xirsi

16-Wasiirka Kaluumaysiga & Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash

17-Wasiirka Shaqada Shaqaalah Dhalinyada & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse

18-Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan

 

Liiska Wasiir ku xigeenada oo ka kooban 21 wasiir ku xigeen

1-Wasiir ku xigeenka Cadaaladda & Arimaha Diinta Dr Maxamed cali Faarax

2- Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimoqraadiyadda  C/wali Mire Xirsi & Maxamed Musadaq maxamed

3- Wasiir ku xigeenka Amniga & DDR Yuusuf Maxamed Ismaaciil

4- Wasiir ku xigeenka Maaliyadda  Cumar xasan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise

5- Wasiir ku xigeenka Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah Yaasin Mire Maxamuud

6- Wasiir ku xigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xasan

7- Wasiir ku xigeenka Caafimaadka C/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8- Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeyta Maxamed Xuseen Xaashi

9- Wasiir ku xigeenka Dekedaha & Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed

10- Wasiir ku xigeenka Hawada & Garoomada Sucaad saalax Nuur

11- Wasiir ku xigeenka Haweenka & Arimah Qoyska Sahro Cabdi Xirsi

12- Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska C/salaam Xaaji Saciid Faarax

13- Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha C/wali Seed Cilmi

14- Wasiir ku xigeenka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Maxamed xasan Ciise iyo Faaiso Cali Ismaaciil

15- Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga Mustafa Daahir Aadan

16- Wasiir ku xigeenka Kaluumaysiga & Khayraadka Badda C/khaaliq Maxmed Maxamuud

17- Wasiir ku xigeenka Shaqada Shaqaalah Dhalinyada & Ciyaaraha Axmed C/raxmaan Xirsi

18 Wasiir ku xigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir C/laahi

 

Liiska Wasiirul dawlayaasha oo ka kooban 9 wasiirul dawle

1-Wasiirul dawlaha Madaxtooyadda & Arimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

2-Wasiirul dawlaha Arimaha Gudaha Federaalka & Dimoqraadiyadda Maxamed Axmed Kullan

3-Wasiirul dawlaha Maaliyadda Maxamed C/qaadir Cismaan

4-Wasiirul dawlaha Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga C/raxmaan Caydiid Ibraahim

5-Wasiirul dawlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Xasan Rooble

6-Wasiirul dawlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed

7-Wasiirul dawlaha Hawada & Garoomada Maxamed Xasan Kidhli

8-Wasiirul dawlaha Deegaanka Beeraha & Waraabka C/rashiid Cali Geelle

9-Wasiirul dawlaha Kaluumaysiga & Khayraadka Badda C/qani Geelle Maxamuud

 

Guud ahaan golaha wasiirada madaxweyne Soiciid Deni magacaaby ayaa waxay ka kooban 18 Wasiir, 21 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiirul dawle, taas oo  isugayn ah 48 xubnood.

Madaxweyne Deni ayaa balanqaaday inuu soo dhisi doono gole wasiiro oo kooban tayona lah. laakiin waxa uu soo dhisay dawlad balaaran oo 48 xubnood ka kooban.

Puntlandes.com

About The Author