Somaliland oo wererar ku soo ah koonfurta gobolka Sanaag

10 Marso 2019 (Puntlandes) Ciidanka Somaliland oo doonaya inay la wareegaan koonfurta gobolka Sanaag ayaa ka soo ruqaansaday magaalada Ceerigaabo.

Taliska ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa ciidanka ku amray in ay qabsadaan degaanno ay kamid yihiin Yubbe Fiqi-fuliye iyo Jiidali oo dhammaantood ka tirsan koonfurta gobolka Sanaag..

Somaliland ayaa weerarkan waxay ku sheegtay inay uga hortagayso Gen Caarre oo hogaamiya Jamhad uu ku sheegay inay la dagaalamayso Somaliland laakiin aan ilaa hada wax dagaal ah la gelin fariisina ku leh magaalada Qardho.

Puntlandes.com

About The Author