Daawo muuqaal & sawirrada Dhismaha laamiga bartamaha Buurtinle oo lagu dhisayo isku tashi oo la bilaamay

10 Marso 2019 (Puntlandes) Waxaaa magaalada Buurtinle maanta ka bilaamay Dhismaha wadada laamiga ah ee marta bartamaha magaalada Buurtinle taas oo lagu dhisayo si isku tashi ah.

Daawo muuqaal & sawirrada Dhismaha laamiga bartamaha Buurtinle oo lagu dhisayo isku tashi oo la bilaamay


Puntlandes.com

About The Author