Sawirro: Fanaaniinta Samatar & Cigaal oo Muqdisho ka dagey

Filed under: Wararka maanta |

16 Marso 2019 (Puntlandes) Fanaaniinta caanka ah ee Axmed Cali Cigaal iyo Xasan Aadan Samatar ayaa soddon sano kadib ku soo laabtay caasimada dalka ee Muqdisho.

Labadan fanaan ayaa waxa ay ka mid ahaayeen dadkii la socday wafdiga uu horkacayay madaxweynaha dalka Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle.


Puntlandes.com