Daawo muuqaalo: Ciidamada DFS oo faro badan oo Mushahaar gadood ka sameeyey

20 Marso 2019 (Puntlandes) Ciidamadii difaaca uga jiray aagaga Afgooye, Balcad iyo Jowhar ayaa soo faaruqiyey goobihii ay difaaca uga jireen iyagoo soo galay gudaha magaalada Muqdisho.

Caadamadan ayaa ka cabanaya daryeel la’aan iyo in aan la siin mushahaarkoodii mudo 4-bilood ah.

Arintan ayaa dhabar jab ku ah Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ra’iisul wasaaraha xukuumada Xasan Cali Khayre oo dhawaan sheegay inay siiyaan mushahaarkooda ciidan dawladda Federaalka.

Dhamaan fariisimada ay baneeyeen waxaa si sahal ah ula waregaya Alshabaab, iyadoo ay ku baxday xoraynta degaanadaas naf badan.

Mushahaar la’aan: Ciidamo faro badan oo gadoodsan oo Muqdisho soo galay

Ciidamada XDS oo Mushahaar la’aan ka cabanaya oo gadood sameeyey

Puntlandes.com

About The Author