Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo maanta ku geeriyooday magaalada Garowe

20 April 2019 (Puntlandes) Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirishiid Maxamed Xirsi ayaa maanta oo sabti ah ku geeriyooday magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee Puntland lagu asaasay, wuxuuna soo noqday wasiiro wasaarado kala duwan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Marxuum Cabdirashiid ayaa Aas qaran loogu sameyn doonaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Puntlandes.com

About The Author