Dhagayso: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay sababta uu u diiday qodobadii shirka Garowe

15 May 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guuradii 76-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Ururkii SYL ayaa sheegay sababta uu u qaadacay qodobadii looga hadlay S´shirkii fashilmay ee dhawaan lagu kala tagay caasimada Puntland ee Garowe.

Dhagayso madaxweynaha oo ka hadlaya shirkii fashilmay ee Garowe

;

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu Baarlamaanka horyaalo Xeerka Doorashooyinka oo muranka badan u ka taaagn yahay, isagoo si cad u sheegay in dawlad goboleedyada ay matalaan Baarlamaanka.

Dhagayso madaxweynaha oo ka hadlaya Xeerka Doorashooyinka

Puntlandes.com

About The Author