Sawirro: Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland laga daah furay Bursaalax

18 May 2019 (Puntlandes) Furintaankii Imtixaanka Shahaadiga ah ee dawladda Puntland ayaa waxauu maanta ka bilaamay degmada Bursaalax ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Degmada Bursalax, Agaasimaha mashruuca BCDO, Gudiiga waalidiinta, Gudoonka waxbarashada Degmada iyo wakiilada wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa furay imtixaanka.

Guud ahaan waxaa galay imtixaanka 4aad  83 arday iyo 211 ka kala socotay 4 dugsi hoose dhexe ee Degmada Bursaalax iyo deegaanka Rigomane oo hoos yimaada


Puntlandes.com

About The Author