Daawo Video: Muse Bixi oo baaq nabadeed u diray Puntland

18 May 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa caawa isagoo ka hadlay munaasabad cashho ahayd oo lagu xusayey 28dii ka soo wareegtay aasaaskii Somaliland waxa uu baaq nabadeed u diray Puntland.

Muuse Biixi ayaa yiri “Puntland waxaan ugu baaqayaa waxaannu idiin wadnaa nabad iyo walaaltinimo iyo inaynnu xasillooni ku wada noolaano, waxaana rajaynaynaa inaanu khilaaf dambe dhexdeena ka dhicin, waxaannu diyaar u nahay oo aannu nabadda ka bilaabaynaa oo aan doonayaa inaan iclaamiyo inaanu diyaar u nahay inaanu sii daynno maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii Tukaraq, iyaguna ay soo daayaan wixii ay naga hayaan”


Puntlandes.com

About The Author