Sawirro: Nimcaan-Hilaac oo la wareegay Agaasimaha Waxsoo-saarka & Howlgelinta Hobolada Waaberi.

13 June 2019 (Puntlandes)  Agaasimaha  cusub ee Waxsoo-saarka iyo Howlgelinta Hobolada Waaberi Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan-Hilaac) oo uu  dhawaan u magacaabay xilkaas Wasiirka Warfaafinta Xukuumada federaslka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay xilkaas.

Munaasabadda uu xilka kula wareegay Nimnaac Hilaac ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirada Warfaafinta iyo Dhalinyaradda ee federaslka Soomaaliya iyo madax kale.


Puntlandes.com

About The Author