Daawo Siyaasiyiin, Xildhibaanada labada Gole iyo Masuuliyiin kale oo kasoo jeeda SSC ayaa Raaligelin kasiiyey Muse Bixi hadalkii Dhakool

13 June 2019 (Puntlandes) Siyaasiyiinta, Xildhibaanada labada Gole iyo Masuuliyiin hore oo ka soo jeeda Gobolada Sool Sanaag & Cayn una shaqeeyey ama u shaqeeya maamulka Somailand ayaa Raaligalin buuxda ka bixiyey hadalkii uu Muuse Biixi ku xiray Xildhibaan Dhakool.

Xildhibaan Dhakool  oo muddo bil ka badan waxaa sifo aan sharci ahayn u xirtay madaxweymaha Somailand Muuse Biixi, waxaa wax lala yaabo ah markii loo diiday in lasii daayo, markii loo diiday inay arkaan oo Xabsiga ku booqdaan inay RAALIGEN ka dhiiban hadal uu horay u yiri Dhakool iyagoo ku raaligelinaya Muuse Biixi.

Daawo shirkii jaraa’id ee ay qabteen kuna raaligeliyeen Muuse Biixi


Puntlandes.com

About The Author