Daawo Video: Wasiir ka tirsan xukuumada Puntland oo sheegay in Puntland lagu soo geli doono Fiiso

19 June 2019 (Puntlandes) Xukuumadda Puntland ee uu hogaamiyo madaxweuyne Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku dhawaaqday in aysan ogolaan doonin cid dambe oo fiiso la’aan ku soo gasha gudaha Puntland.

“Dalkan Puntland waxaa lagu soo geli karaa waa fiiso,cid kasta oo tahriib iyo sharci –darro ku soo gasha dalka Puntland waa la qabanayaa maxkamad baana la horkeenayaa” ayuu yiri wasiir ku xigeenka Amniga Puntland.

Puntlandes.com

About The Author