Akhriso Xaaf oo ku dhowaaqay inuu burburay heshiiskii Ahlu Sunna lana qabanayo doorasho

24 June 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhowaaqay inuu burburay heshiiskii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Galmudug isla markaana la qabanayo doorashada Madaxweynaha.

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayuu ku sheegay in doorashada madaxtinimada Galmudug ay ka dhacayso magaalada Cadaado oo ah Sida uu sheegay caasimadda KMG ah ee Gaalmudug.

Akhriso qoraalka uu soo saaray Xaaf

Puntlandes.com

About The Author