Maxkamadda darajada 1aad ee gobolka Nugaal oo amartay in lasoo xiro mid ka mid ah Qareemadii dadkii ku eedaysnaa dilka & kufsiga Caasho Ilyaas

29 June 2019 (Puntlandes) Maxkamadda darajada 1aad ee gobolka Nugaal ayaa amartay in lasoo xiro mid ka mid ah Qareemadii 3dii Nin ee ku eedaysnaa dilka & kufsiga Caasho Ilyaas.

Qareen Mustafe Maxamed Jaamac oo ahaa Qareenkii u doodayay 3dii Nin ee loo haystay dilka iyo kufsigii loo gaystay marxuumad Caasho Ilyaas Aadan ayaa maxkamada Darajada 1aad ee gobalka Nugaal ku amartay in la soo xiro.


Puntlandes.com

About The Author