Daawo Video: Magaalada Garowe oo lagu soo dhaweeyay Ganacsatada Puntland ee Bariga Africa

Garowe (Pes) Ganacsato Reer Puntland ah oo ka yimi dalalka Bariga Afrika ee Kenya iyo Uganda ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Caasimada Puntland ee Garowe, waxaana ka qayb qaatay dowladda Puntland, Ganacsato iyo dadwayne kale oo aad u farobadam. Ganacsatadan ayaan qaarkood waligood arag Puntland.

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author