Dawladda Puntland oo deegaanadeeda ka mamnuucday in lagu qabto Shirarka & Barnaamijyadda la xiriira arrimaha dhallinyarada ee aan fasax looga haysan dowladda.

09 July 2019 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday in lagu qabto Shirarka iyo Barnaamijyadda la xiriira arrimaha dhallinyarada ee aan fasax looga haysan dowladda.

Ra’iisul-wasaare Xassan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga kuunturta magaalada Gaalkacyo ee uu ka a rimiyo maamulka Galmudug ayey ku soo aadaysaa qoraalka dhalinyada looga mamnuucayo shirarka aysan dawladdu la socon.

Puntlandes.com

 

About The Author