Daawo sawirrada RW Khayre oo si ballaaran loogu soo dhaweeyey waqooyiga Galkacyo ee Puntland

Filed under: Wararka maanta |

10 July 2019 (Puntlandes) Ra’iisu l wasaareaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa galabta xili dambe si ballaaran waxa loogu soo dhaweeyey waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland, isagoo shacab fara badan kula hadlay Garoonka Cayaaraha ee Cawaale.



Puntlandes.com