Dalka Sucuudiga oo lagu xannibay Markab xoolo ka qaaday dekedda Berbera.

13 July 2019 (Puntlandes) Wasiirka Xanaannada Xoolaha Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa xaqiijiyay in dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga lagu xannibay Markab siday xoolo, kuwaas oo  uu ka qaaday dekedda magaalada Berbera ee Somaliland.

Sucuudiga ayaa Markabkan u xannibay sida la sheegay in uusan wadan shahaadada caafimaadka xoolaha ee dawladda Federaalka Soomaaliya.

Puntlandes.com

About The Author