Madaxwayne Gaas oo Tacsi u diray Agaasihii Hay’adda Horumarinta iyo Maalgashiga Puntland.

0

Garowe(pes) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta tacsi u diray Cabdishakuur Maxamud Guray Agaasimihii Hay’adda Horumarinta iyo Maalgashiga Puntland Hay’adda ee shalay (21-07-2014) shil baabuur ku geeryooday.

Pesayaa waxay A llah uga baryeysaa in uu u naxariisto dhamaan dadkii faraha badnaa ee shilkaas ku geeryooday. Waxay ahaayeen 8 ruux oo uu ku jiro Cabdishakuur inta ku geeryootay shilkaas. Allah waxaan uga baryeynaa in uu caafimaad deg dega siiyo intii ku dhaawacmatay shilkaas.Waxaana ku jira dhaawacya Sheekh Qorane oo ka mid culimada waaweyn ee caanka ka ah Gobolada Puntland.

Halkan hoose ka daawo tacsida Dr Gaas (eeg daqiiqada 2:41-2—)

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *