Daawo Video: Somaliland oo shaacisay tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay weerarkii degmada Ceel Afweyn

Filed under: Wararka maanta |

13 August 2019 (Puntlandes) Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay korortay tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay weerar ay shalay malayshiya-beeleed hubaysan ku qaadday gudaha degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.


Puntlandes.com