Daawo Video: Ergayga QM ee Somalia Nicholas Key oo walaac aad u xoogan ka muujiyay Xaalada Somalia

Ergayga QM ee Somalia Amb. Kay oo warbixin siiyay maantay Golaha amaanka isagoo jooga Muqdisho ayuu sheegay inuu xaaladda Soomaaliya ka qabo walaac aad u weyn, isagoo xusay in howlaha laga doonayo Soomaaliya ay dib u dhac ku keeneen murannadii siyaasadeed ee soo dhexgalay madaxda DFS.

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author