Kenya iyo Ethiopia ma kudagalami donaan magalada Kismayo

21 August 2019 (Puntlandes) Warar si hoose usoo baxaya baa waxay tibaaxayan in ciidamada Ethiopia ee ku sugan duleedka Magaalada Kismayo saaka loo diiday inay xeradooda kasoo baxaan.

 

Arintaan ayaa waxaa cabsida looga qabaa inay kor u qaado in Kismayo dagaal ka dhaco.

Dhanka kale ciidamada Kenya ka jooga magaalada Kismayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee Jubaland ayaa ayaguna heegan sare lagaliyay maanta.

wararkan xasaasiga waxii kasoo kordha gadaal baanu idinka socod siin doona.

 

W/Q: Wariye Abdifatah Artan ahna falanqeeye siyaasada geeska Africa.

About The Author