Maxkamadda sare ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay eedaysanayaashii kiiskii Caasho Ilyaas

22 August 2019 (Puntlandes) Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta soo gaba gabaysay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ku howlanayd.

Magacyada eedaysanayaasha dilka lagu xukumay:

1. Cabdishakuur maxamed Dige shiine

2 Cabdifataax Cabdirahman Warsame

3. Cabdisalaan Cabdirahman Warsame

Puntlandes.com

About The Author