Puntland oo u Hambalyeysay Axmed Madoobe

22 August 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo doorasho maanta ka dhacday Kismaayo markii 3aad loogu doortay Madaxtinimada Maamulka Jubbaland.

Saciid Deni ayaa ugu baaqay Axmed Madoobe inuu ka shaqeeyo khilaafka gudaha ee Jubbaland in lagu dhammeeyo wada hadal.

Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay dowladda Federaalka inay dhameyso wixii khilaaf ee ka dhashay doorashada Jubbaland.

Akhriso qoraalka 

Puntlandes.com

About The Author