Sawirro: Taliyaha Ciidamada Puntland oo kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidamada Daraawiishta ee degmada xingalool ee gobolka Sanaag

07 sept 2019 (Puntlandes) Taliyaha Guud ee Ciidamada Puntland Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa kormeer shaqo ku tagay Saldhigyada Ciidamada Daraawiishta ee degmada xingalool ee gobolka sanaag

Taliye Cumar Dheere oo tadobaadkii u dambeeyey booqanayey xeryaha Ciidanka Daraawiishta ee gobolka Sanaag ayaa horay usoo kormeeray saldhigyada ciidamada difaaca Puntland ee  Badhan, Hadaaftimoiyo deegaano kale oo ka mid ah gobolka Sanaag.


Puntlandes.com

About The Author