XOG: Prof Cali Khaliif Galayr oo Burtinle usoo gudbay.

0

194

 

Warbaahinta Puntlandes ayey ilo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen in magaalada Buurtinle ee Gobolka Nugaal lagu wado inuu ka furmayo Shirweyne . Shirkaasoo u dhaxayndoona Khaatumo oo uu hormuud u yahay xil prof Galayr iyo dowlada Puntland ee uu madaxda ka yahay Dr Gaas.

Waxaa maantay ka soo gaaray degmada  Burtinle wafti uu horkacayo xil. Cali Khaliif Galayr oo xalay soo gaaray degmada Bur-saalax ee Gobolka Mudug kuna hoyday xalay.Degmada Burtinle waxaa iminka ku sugan Siyaasiin kasoo jeeda Gobolada Sool, iyo Cayn iyo koox Gobolka Mudug.

 

Ilaa iyo hada ma jirto cid ka tirsan Dowlada Puntland iyo Odoyaasha dhaqanka oo war kasoo saaray arrintan la xiriirta imaanshiyaha waftiga ka socda maamulka Khaatumo State.

Waxaana baaqday shir maanta loo balansanaa in uu ku qabsoomo Burtinle, ka dib markii maalintii shalay ay geeri ku timid xubno shirka uga qayb gelihaa dhinaca Dr Gaas.

Shirkan waxaa dabada ka riixaya madaxwaynaha Puntland Dr Gaas oo raba, sida ay ilo diblomaasiyeed u xaqiijiyeen Puntlaneds, in uu si shaqsiyan ah ula heshiiyo xil. Gaalyr iyadoo ujeedadiisuna waa 2016 ka

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

info@puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *