Daawo sawirro hordhaca Shirka Maalgashiga Dowladda Puntland (Puntland Investment Forum)

15 sept 2019 (Puntlandes) Shirka Maalgashiga Puntland ayaa goordhow ka furmaya caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaa ka qayb-gelaya Maalgashadayaal caalami ah, Ganacsato Soomaaliyeed, siyaasiyiin, Hay’addo caalami ah iyo masuuliyiin kale.

Shirka ayaa waxaa ku furay Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana ka qayb-gelay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad iyo Labaad ee Golaha Wakiilada Puntland iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda.


Puntlandes.com

About The Author