Sawirro: Madaxweyne Muse Bixi oo caddeeyey inuu ka baxay heshiiskii UAE ee saldhiga Berbera (muuqaal)

14 sept 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta booqday  magaaalada Berbera ayaa sheegay in saldhigii ay dawladda Imaraadka Carabta Berbera ka dhisanaysey ay joojiyeen, iyagoo ka baxay heshiiskaas.

Muuse Biixi ayaa sheegay inuu noqon doono Garoon Diyaaradeed oo ay dhowaan dhisi doonto Shirkad uusan sheegin magaceeda iyo cida maalgelinaysa.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa yiri “Garoonkii Berbera ee in badan laga murmaayey ee Imaaraadku dhisayeen ee la-lahaa waa ciidan iyo ciidankani muxuu yahay, Ciidankii waan ka wareejiyey oo waa Shibil maanta…..”


Puntlandes.com

About The Author