Sawirro: Madaxweynaha Deni oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Bariga & Bartamaha Africa (muuqaal)

16 sept 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Bariga iyo Bartamaha Africa, kuwaas oo kasoo qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland oo maalintii labaad ka socda caasimadda Garowe.

DAAWO HEESTII MAALGASHO PUNTLAND

Guddoomiye Ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia Cali Baashe Bare iyo Ganacsade Soomaaliyeed oo kamida Ganacsatada dalka Kenya ayaa ka hadlay kulankani iyo muhiimadda Shirka Maalgashiga Puntland uu leeyahay.

Daawo sawirradda



Puntlandes.com

About The Author