Akhriso Xeer Ilaaliyaha Puntland oo Dacwad kusoo oogay Xil Daad

30 Okt 2019 (Puntlandes) Xeerinta dawladda Puntland ayaa dacwad ka dhan ah Xildhibaan Cawil Xassan Daad u gudbiyey Gudoonka baarlamaanka ee Puntland, si looga qaado xildhibaanimada.

Xeer Ilaaliye kuxigeenka Puntland Maxamed Xareed oo ku saxiixan dacwadan ayaa sheegay in Xildhibaanku uu ku xadgudubay sharuucda dalka u yaala, isla markaasna uu sheegay arrimo ay tahay in dacwad xoog leh lagu soo oogo.


Puntlandes.com

About The Author