Madaxweyne Shariif Shariif oo loo goortay Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran

30 Okt 2019 (Puntlandes) Shir ay yeesheen madasha xisbiyada qaran, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif  loogu doortay guddoomiyaha madasha.

Arrintan ayaa timid kadib wadatashi muddo socday taasi oo looga gol leeyahay in la mideeyo garabyada kala duwan ee xisbiyada mucaaradka.

Sheekh Shariif waxaa uu ahaa hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran, waxaana u tanaasulay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah guddoomiyaha xisbiga UPD.

Puntlandes.com

About The Author