Dawlada Fedraalka oo xil looga magacaabay wiil ii dhalay Enj Yariisow

04 Nov 2019 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u magacaabay wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow Xilka Xoghayaha 1aad ee Ergada Soomaalida u fadhisa Qaramada Midoobey ee New York.

Maxamed C/raxmaan Yariisow ayaa ka mid noqonaya Ergada Soomaaliya ku matali doonta Qaramada Midoobey, isagoo la shaqeyn doona Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Amb. Abuukar Baalle.

Puntlandes.com

About The Author