Daawo Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka oo $200,000 ugu deeqay dadka ay Fatahaaduhu saameeyeen

Filed under: Wararka maanta |

05 Nov 2019 (Puntlandes) Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka  ayaa ugu deegay dadka ay Fatahaaduhu saameeyeen kaalmo gargaar oo lagu caawinayo taas oo ah $200,000.

Waxaa la shaaciayay liiska laba guddi oo howlaha gurmadka ka fulin doona magaalooyinka Beledweyne iyo Bardaale ee dalka Soomaaliya.


Puntlandes.com