Sawirro: Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo Beeraha Jibagale kullan qado ugu sameeyey xildhibaanda

17 Nov 2019 (Puntlandes) Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta kulan qado sharafeed ah ugu sameeyey xildhibaanad Baarlamaanka Puntland, kaas oo ka dhacay Beeraha Jibagale.

Gudoomiye Jibriil uu kulanka ku sheegay bilowgii wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta golaha fulinta iyo Baarlamaanka iyo sidii la iskaga kaashan lahaa hawlaha shaqo ee haatan taagan.


Puntlandes.com

About The Author