Daawo muqaalo: Dawladda Somaliland oo Jawaab adag ka Bixiyey Hadal Ka Soo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

17 Nov 2019 (Puntlandes) Afhayeenka Madaxtooyada oo saxaafadda la hadlay wax yar kadib markuu hadlay Gudoomiyaha Xisbaga mucaaradka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa  ganafka ku dhuftay eedayntii gudoomiyaha, wuxuuna ka horyimid isu soo bax gudoomiye Cirro ku baaqay beeri.

Waxaa sidoo kale ka horyimid isu soo baxaas Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland iyo Mayorka Hargaysa.

Daawo Madaxtooyada Somaliland oo jawaab adag ka bixisay hadalkii gud Cirro


Daawo Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo ka horyimid isu soo bixii Gudomiye Cirro

Daawo Mayorka Hargaysa Soltelcooo qaadacay isu soo baxa uu ku baaqay Xisbiga Wadani

Puntlandes.com

About The Author