Daawo sawirrada Degmada Bursaalax oo uu ka bilowday laamisaarka wadada dhexmarta degmada

05 Dec 2019 (Puntlandes) Shirkadda Kebarco ayaa maanta bilowday laamisaarka wadada dhexmarta degmada Bursaalax, taas oo lagu dhisayo “Isku Tashi Bulsho”.

Wajiga koowaad ee dhismsha ayaa ah laamisaarka wado dhererkeedu uu yahay 1 KM, waxaana iska kaashanaya bulshadda Bursaalax iyo Shirkadda Kebarco.

Madax ka socota gobolka Mudug iyo maamulka degmada ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daahfuray.


Puntlandes.com

About The Author