Daawo sawirrada udiga Dhaqaalaha Baarlamaanka Puntland & Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyada gobolka Mudug oo booqday dhismaha Dekedda Garacad

01 Jan 2020 (Puntlandes) Gudiga Dhaqaalaha iyo xisaabaadka Golaha Wakiilada Puntland oo uu wehlinayo Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyada Gobolka Mudug ayaa booqasho u kuurgelid ah ku tagay goobta ay ka socoto Dhismaha Dekada Garacad, iyagoona warbixino ku saabsan halka uu marayo dhismaha Dakada ka dhagaystay Ingineerada Ku howlan Dhismaha Dekada Garacad.

Wafdiga ayaa waxaa  hogaaminaya gudoomiyaha guddiga Xildhibaan cawil daad.


Puntlandes.com

About The Author