Guddiga doorashada Galmudug ee madaxweyne Xaaf oo jadwal doorasho soo saaray

Filed under: Wararka maanta |

13 Jan 2020 (Puntlandes)  Guddiga doorashada Galmudug, ee uu magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray jadwal cusub oo ku aadan doorashada guud ee maamulkaasi.

Puntlandes.com