Wararka maanta Madaxweyne Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha koonfurta Degmada Gaalkacyo iyo kuxigeenkiisa magacaabay Gudoomiye iyo kuxigeen cusub puntlandes 14 January, 2020 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan. About The Author puntlandes See author's posts Post navigation Previous: Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.Next: Xildhibaan Fiqi “Galmudug waxay ku socotaa waddo ay ku dhismi karaan labo maamul is diidan” More Stories Wararka maanta Maxkamadda Sare: Maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday wuxuu dhaawacay Madaxbannaanida Garsoorka, Sarreynta sharciga…… puntlandes 26 November, 2026 Wararka maanta Muuqaal: Hadaljeedintii Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ee Dhagaxdhiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo puntlandes 25 November, 2026 Wararka maanta Muuqaal-Sawirro: MD Den oo si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo puntlandes 25 November, 2026