Daawo muuqaalo: Goodax Barre oo weerar afka ah ku qaaday Senator Faroole, kana hadlay Shahaadaha ardayda Puntland

01 Feb 2020 (Puntlandes) Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa weerar afka ah ku qaaday Senator C/raxmaan Faroole ahna Madaxweynihii hore Puntland, wuxuuna sidoo kale ka hadlay Shahaadaha ardayda Puntland.

Wasiir Goodax ayaa yiri “….waxaa la gaaray xiligii aad dadka ka fariisan lahayd….”

 

Dhanka kale Goodax oo ka hadlayay arrinta Shahaado bixinta Ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin jebisay Dugsiyada sare ee Puntlandayaa si cad u sheegay inuu diiday inay qaataan shahaado.

Puntlandes.com

About The Author